qorshe qoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal ..., m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Isticmaalka dawo si loo dhimo ama loo kala dheereeyo dhalashada ilmaha ee qoys. 2. Habab ka hortagga dhalmada oo ay bulsho ama dal uu ku dhaqanto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur