qoryeysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qoryeyso. ld qoryeysad, qoryeysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qoryeysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Qoryo gurasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qoryeysadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qoryeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qoryeysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qoryeysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0