qoslin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qosli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qosli

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ka q.: cid qosol ka keenid. 2. Ka q.: cid ka farxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur