qosolgariir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.
  2. Naxdin iyo yaxyax awgood la qoslid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur