qoto-ekeeye

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda hoosteeda ah oo guntoodu isku dherer tahay.