qotonsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).