qotonsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qotonso. ld qotonsad, qotonsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qotonso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Weel, qori iwm meel si joog ah u joojin. 2. (f.mg) Meel fadhiisasho ama istaagid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qotonsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qotonsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qotonsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qotonsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur