qow-weyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Bohol weyn oo hoos u qodan oo leh dhinacyo dhadhaabeed oo tiiro toosan leh. Waxaa badanaa sameeya tog mara dhul oomane ah o gooya dhadhaabaha jilicsan.