qowsaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo. 2. Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin. 3. Nin xoog badan.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha: