qubad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Badar aan la abuurin ee iskii iasaga baxa.
  2. ld qubasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qubasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qubo². ld qubad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur