qubeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qubee. ld qabeyn, qabeys, qubeys.

qubee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee.

qabeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qubeyn.

qabeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qubeys.

qubeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qubeyn.