qubeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qubeyso. ld qabeysasho.

qubeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Biyo ku mayrasho. ld qabeyso.

qabeysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qubeysasho.