qubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qub².

qub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Diir; dub; qolof.
  2. Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).
  3. Wax weel gudahiisa ku jira daadin.