qubuurro

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg qabri. ld qabuuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal. 2. Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabuuro

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso. 2. eeg qabri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur