qulaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qulaami. ld qulaamis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ku q.: qof jirran jeenan siin. 2. ku q.: nafley wax ay cabto si khasab ah afka ugu shubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qulaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur