qulbin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qulbi. ld qulubsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulbi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Macnaha:

  1. (iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulubsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qulbin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur