qulqulin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qulquli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qulquli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hoore si aan kala go'lahayn u shubid. 2. Dad xoolo iwm si aan kala go'lahayn u socodsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur