Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg quluulo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-uulay, -uushay)
Macnaha:
Xoolo da'weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur