qumanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qumayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld qumanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur