qumbaco

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-cday, -catay)

Macnaha:

  1. Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur