qumbahoole
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

