qumiyeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Habka qulqul quman looga dhalin karo qulqul talantaaliya oo ka imanaya dhaliye danab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur