qummudso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld qommodso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qommodso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Maqaar qommod ka dhigasho. ld qummudso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur