qunso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo iwm meel u kaxaysasho. 2. Dan, arrin iwm meel marsasho.