qunuud

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. (dii.) Duco la raaciyo salaadda subaxa, haddiise dhibaato timaadana la raacsho salaadaha kale.