qurbaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qurbaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qurbaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Qurbaan samaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur