qurbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qurbe.

qurbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.