qurjujumso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld qurdudumso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qurdudumso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur