qurquro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay. 2. Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo. 3. ld qurqurin.

qurqurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qurquri. ld qurquris, qurquro (3).