qurub-logardam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Qaybta togan ee ka mid ah logardamka tiro ee ah jajab tobanlaha ku yaalla midigta barta tobanlaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur