qurumoqoobley

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Gudin yar oo weelasha lagu qoro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur