quruurux-bataax
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- (jool.) Dhadhaab-lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

