quruuruxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quruuruxi. ld quruuruxis.

quruuruxi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Si isdabajoog ah u hadlid. 2. Quruurux wax ku xisaabid.

quruuruxis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quruuruxin.