qurux-u-bogid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid. 2. (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur