quruxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quruxsan. ld quruxsami (2), quruxsanaansho; qurxanaan, qurxanaa.

quruxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.

quruxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld quruxsanaan.