qurxub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. Xididdo iyo qanjirro yaryar oo candhada ku yaal oo caanaha dhala; kurxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur