quulleQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0