quursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quurso. ld quursad, quursi.

quurso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Qof xaqirid; yasid. 2. Wax saluugid.

quursad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quursasho.

quursi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quursasho.