ra'iisalwasaare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur