raabacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raabac(2)

Lamidka: raabac

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raabac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof buuxiya kaalin cayaar turub oo maran.
  2. Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur