raabaraabe

Qaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe.

Lamidka: raaberaabe

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raaberaabe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld raabaraabe.

Lamidka: raabaraabe

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kooxkoox

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax qaybo-qaybo u kala qaybsan. ld koorkoox.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur