raacdaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raacdayso. ld raacdaysi.

Lamidka: raacdayso, raacdaysi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raacdayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raacdaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raacdaysasho.

Lamidka: raacdaysasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur