raadraacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.