raadqaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.
- 1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

