raadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raadso. ld raadsi.

raadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax maqan daydayasho (qof). 2. Wax meel lagu ogaa ka doonasho.

raadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raadsasho.