dayo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2. ld dawaco.
  2. 1. (f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho. 2. (f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho. 3. (f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.

dawaco

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).