raalliggelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raalliggeli.
  2. Ficil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu yeelin ama kaaga xumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raalliggeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid wax ay raalli ku noqoto u sameyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur