rabbaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Orod boodbood leh. ld rabbaasid.
  2. Orod boodbood leh samayn (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rabbaasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rabbaas². ld rabbaas¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur