rableysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rableyso. ld rabley-sad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rableyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Gabar timo si rable ah u samaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur