rableysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rableysan. ld ra-bleysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rableysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur